Guddiga doorashooyinka Qaran oo War soo saaray iyo Deni oo ka soo horjeestay

Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa bil ka dib soo dhoweeyay ansixinta iyo saxiixa sharciga doorashooyinka heer federaal iyo meelmarintiisa, wuxuuna guddiga ku tilmaamay tallaabo taariikhi ah oo horay loo qaaday. Sidoo kale. Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ka codsaday goleyaasha sharci dejinta iney dedejiyaan meelmarinta dib u eegista sharciga Xisbiyada oo … Continue reading Guddiga doorashooyinka Qaran oo War soo saaray iyo Deni oo ka soo horjeestay